XOG XAASXAASI AH OO KU SAABSAN SALDHIGA BERBERA LAGA BIXIYEY


XOG XAASXAASI AH OO KU SAABSAN SALDHIGA MILLATARY EE DOWLADDAimaaraatka CARABTA LAGA SIIYEY BERBERA....


Waxay ahayd dhowaan mrkii labada aqal ee somalilad ansixyeen in saldhig millatary laga siiyo berbera waddanka isutaga imaaraat ka carabta  haddaba waxaa isa soo tarayey wararka laga sheegayo in madaarka berbera uu noqon doono mid laga weeraro waddanka yaman ee xuutiyiintu hysato, 
warar xog ogaal ah ayaa sheegaya in wadanka iiraan oo galaangal  millatary ku leh yemen uu sheeegayo in hadii berbera laga  dhiso saldhig millatary  ay caqabad ku keeeni karto danahooda siyaasaded iyo ku lug lahaanshaha siyaasada yemen  waddanka iiraan wuxuu sheegay inay halis ku tahay arrimohooda ku saabsan yemen sidaa daraadeed waxay sheegeen in loo baahanyahay in si dhakhso ah looga horatgo saldhigaas,

isla markaana ay qaadi doonaan tallaabo kasta  oo ay ku difaacayaan danahooda  iyo ta amni ee dalka yemen ku waajahan 

wararka ayaa intaa ku daraya in ay macquul tahay inay qaadaan tallaabo lagu weeraro berbera ka hor inta aysan imaaratka soo degin berbera talaabadaas ayaa noqon karta iney weeraraan dekeda berbera si loo cabsi geliyo dadka reer berbera isla markaana ay u diidaan dowlada inay soo degaan emarates ka berbera ,................ 

Post a Comment

0 Comments