xayawaanku shinnidu waaa
xayawaan aad u qiimo badan oo ilaahay ka fadilay
xayawaanka intiisa kale waa xayawaan allah hibo uu u siiyey ianuu
sameeyo
mid kamid ah dawooyinka
ilahay iyo rasuulkiisii muxamad ahaa ammaaneen
cayayaanka shinnidu waa
cayayaan aad u qiimo badan oo ku nool dhamaan daafaha
caalamka marka laga reebo
qaarada antaratica.
xayawaankan ilaahay
quraankiisa sharafta badan ayuu ku xusay shinnida markasta
oo uu allah sheego
magaceedana haddana manfaceeda ayuu allah sheegaa oo uu ugu horreeyo malabku.
suurad kamid ah quraanka ayaa
magaceeda la dhehaa surada shinnida oo uu allah ku xusayo inay tahay mid manfac
badan sidoo kale allah ayaa sheegay inuu u waxyooday.
Shinnidu waxay ku nooshay
bannaanka kaymaha ah iyo buuraha waxayna u kala baxdaa 20kun oo nooc.
Waxaana halis badan kuwa gala
buuraha isla markaana ka malab soo saar badan kuwa ku nool bannaanka.
Shinnidu waxay u nooshahay
sida bani aadamka sidoo kale waxaa u
taliya qaybteeda dhidiga waxayna u
nooshahay guuto guuto guuto kastana gaar ayay u nooshahay midkasta oo guutada
ama boqortooyada kamid ahna waxuu qabtaa shaqo u gaar ah.
Shinnidu waxay samaysataa
malab u kala baxa dhowr nooc mid lasiiyo boqorada oo is gaar ah loo diyaariyo
Iyo nooc ay cunaan kuwa
shaqaalaha boqortooyada ah iyo nooc ay cunaan kuwa labka ah.
Malabku waa dawo sida uu
allah ku sheegay quraankiisa:::
Noocyada malabka ay shinnidu
samayso wuu kala faaiido badanyahay waxayna ku xidhantahay qaabka ama nooca
waxa ay cunaan…..
Shinnidu waxay leedahay laba
baal oo hore iyo baalal ka badan kuwa hore oo ay ku leedahay xaga danbe
Cuntada saxda ah ee shinnidu
waa manka iyo ubaxa macaan iyo xabuubta ku dhex jirta midhaha.
Shinnidu waxay jismi ahaan ka
koobantahay saddex qaybood oo kala ah
madaxa ,laabta,iyo caloosha
Sidoo kale waxay leedahay
shinnidu 5indhood iyo tuubo dheer oo adag oo ay u isticmaasho oo kaliya
difaaca.
Shinnida ugu fiican ama ugu
waxsoo saarka badan xaga malabka waa shinnida ku dhaqan qaarad yurub gaar ahaan
waddanka faransiiska deegaamada Alkreneola.
Malabka dunida ugu fiicanna
waxaa laga soo saaraa waddanka yemen.
Shinnida ta ugu dheer ee
malab samaysaa waa shinni dhererkeedu gaadhayo ku dhowaad 2o milimter waxaana
loo yaqaana cimlaaq.
Ta ugu gaaban ee soo saarta
malab waxaa lagu qiyaasaa dhererkeedaa 1mm waxaana loo yaqaana cilinka.
Dhererka shinnida boqorada ah
waxa uu ku labanlaabmaa dhererka shinnida shaqaalaha ah.
Shinnida wuxuu ilaahay ku
mannaysatey qayb urta iyo dhadhanka ta
ugu wanaagsan waxaana ay ku kala gara kartaa dhadhanka macaan iyo dhadhanka
qadhaadh urta xun iyo urta udgoon.
Ma ogtahay malabku inuu ka
dawo yahay xanuun kasta oo aan ahayn geerida ?
Mahadsanid:
Next: warbixin ku saabsan
Somalia
Next: barashada computer ka
Q:10 aad
0 Comments